Jen. Townsend: “Caqabada ugu weyn ee haatan ka jirta Somalia waa muddo kororsiga”

Taliska ciidamada Mareykanka ee qaarada AFRIKA AFRICOM ayaa sheegay in caqabadda ugu weyn Soomaaliya xiligan heysata aysan aheyn Al-Shabaab, balse ay tahay muddo kororsiga madaxda DF. Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa horey u diiday muddo kororsiga, waxayna ku hanjabtay tallaabooyin ka dhan ah kuwa ku lugta leh talaabadaas. “Walaaca ugu weyn ee hadda ka jira … Continue reading Jen. Townsend: “Caqabada ugu weyn ee haatan ka jirta Somalia waa muddo kororsiga”